inanyahay rag iyo dumar
ruuxaad is barataan
kaa raysan maayee
waabu kuu riyaaqaa

hadaad raali iga noqon
raqdaydaan markaan go'o
raxmaay
kuugu iman rugtiinee

RABBI igu og inanyahay
wali waan ku raadshaa
canbayahaw rakada koray
waaban kugu riyooda

hadaad raali iga noqon
raqdaydaan markaan go'o
raxmaay
kuugu iman rugtiinee

reenkii codkii cumar
RABBI ha u janeeyee
fanku raaru usii dhigay
raadkiisu guuray

cumar riishidiyo codkiisi
ruux dunida nooloo
qaraam ku raaxaysta maan arag

Exit mobile version