VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jacaylka ma ku dhigna mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Bk
Jacaylka ma ku dhigna

Jacaylka ma kuu dhigaa
Dhiigayga ma kugu habaa
Dhaydiisa ma kuu lisaa
Halbawlaha ma soo dhuraa
Dareenka ma dheefiyaa
Xinjiro ma u dhaamiyaa

Xubiga ma u dhiidhinaa
Dhitada ma u dhaadhacnaa
Quluubta ma wada dhaynaa

Axdiga dhidibada ma u dhisnaa
Dhuuxeenana ma qaybsanaa
Dhalaan ma barbaarinaa
Dhaayaha ma ku doogsanaayoo
Nolosha ma isu dhaaranaa

Nasteexa ma kugu dhaqaa
Aroos ma ku dhiirana
Raaskeena ma wada dhisnaa
Rajada ma dhabaysanaa
Dhaliil ma ka baajinaa
Farxada ma ku dhaygagnas

Niyada waad ku dheertahoo
Xiskaa dhadhan kugu hayee
Dhamaystira ma ii ahaan

codkii Mohamed Bk