jacaylku la yaab malooo
ninkuu yeelaha u xiray
yaraantiisii ku helay
yalaal baray oo yamiii
wuxuu yahay wuu yaqaaan

markii aan yara sidee
yimihii iyo xaalkan waday
agtaadan ka yoow lahaa
maxaad iila yaabaneeyd
markaan kuu yeeri jiray

ninoow cadow yuururshooo
yaxaas geed loogu xiray
yaqiinta ha inuu u yiimin
ha yaabinee intaanu yiimin
nasiibkiisaa u yaaal

haddaad taa yaqiinsantahay
adduunyahay yoowmba yooowm
nasiibaan kala yareeeyn

adiyo qyarkaa u yaal
haddaanan la yaab lahayn
maxaad iila yaabanayd

markaan kuu yeeri jiray
maxaad iila yaabaneeyd.

Exit mobile version