bu,da nuurka aragaay
waxaa tahay bogaygiyo
badankiyo jidhaygaan
tuu illaah ka beero
ducaan kugu daray burji lle
ku boqray aabooy ku boqray
nasiib barkhadliyo cawada
baxnaano adaa sidoo
badhaadhay markaan ku dhalay aabo
ugub barakaysan baa tee
maaneey ku barbaar hidaha
dabciga qofka loogu bogo
fudayd buriyaa dilee
dulqaad ha ku baro wakhtigu

in kastooy ku bilatoo
qabyo dunidu buux tahay
cilnigaa badee garoo
baro aabo ha daynine
cibaadada noqo ruux ku badan
ku boqray aabooy ku boqray
nasiib barkhadliyo cawad a
baxnaano adaa siido
badhaadhay markaan ku dhalay aabo
ugub barakaysan baa tahee
maaneey ku barbaar hidaha
dabciga qofka loog bogo
fudayd buriyaa dilee
dulqaad haku baro wakhtigu

Exit mobile version