Waagoo baryinoo libdhadu soo bixin
Muqdishiyo gaarisiyo wardheer
Boosaaso muqdishiyo wardheer
Dhamaan wadadii aan soo maray
Waxaan u safraayay waa inan

Ilayska wadnaha ifiyaay
Wareertay naftii waqaa aragaaga
adiga wehelkaaga jeclayd

Wajiga quruxdeeda waan tabayaaa
Wacnaantuba waa taan u bogee
Waaxyaha qalbigaygay qaar la dagtee
Alaylehe waatan la igu mudee
Waqtigu goormuu i saacide

Waadiga noloshee ku weheshanayad
Wakiil ka tahee
Inaan hanto qaali way igu tahee
Quluubta macaan waadigan hantayee

Anoo qancayoo warkeed dhigay
Wardiga goortaan miciinsaday
Anoo wacanoo jacayl i wadaa
Waxaan ka helay wabigii murtidiyo hargaysa

Exit mobile version