umadyahay arliga wada dagtee
eebe ku abuuray
abti iyo ayeeyo iyo adeer
eedo iyo aayo eheliyo
xigaal baa tihiin oodna wada yaale
arimaha danteena hadaan laysla wada eegin
oo aan ul iyo diir la noqon wan amabanaynaaye
anigaa atoore ah ooo aarmi badan haysta
anigaa maiiro iska leh ayda iyo duurka
waa inoo aqoon xumo hadii wiilal lagu aaso
ilaahahy intaa ka cabsataan nabada eexaysta
colaaduhu ibtilo weeyi aafo iyo hooge
inkaar iyo waxaa laga dhaxlaa ubad agoomooba
illaahay intaa ka cabsataan nabada eexaysta

Exit mobile version