naf jacaylku yeeshaan
ha yaraysan ku yidhaa

siden kuulaa yaaba
ama kaaga yaabshaa
sawdigan dhex yaalee
qalbigii ku xidhan yee

waxaan ahay yabaal neceb
yaayuulna kaa jiriyee
yoolka guur ma saarna
aynu raas yagleelnee

naf yaqiinso inaan ahay
ilmo dhabanka yaacdoo
jacayl yimiday kuu xidhay

wacadkii inoo yiil
yididiilo siiyooo
haka yeel kii luma
ugu yeedh nasib wacan
2x

Exit mobile version