sabtidaynu kulaniyo
ila saaca maanta
soo horjoogsigaagi
wali waa ii sawiranyahee

saw maansahwinoo
suuradaada aragiyo
sawdkaaga i deeqa
sakatiyo nafteydee

tani waa asal dhalad
qofkay taashka saartaa
abidkii ma siibtee

sanqaroorka inanta
suniyaha dulsudhaniyo
wajigeyga subagii
waa mid suurad gooniya

sadrigaan ku hayaa
jacaylkeeni soo jiray
inan seesno oo
mar uunay samaato

Exit mobile version