adaa ruuxiyo raxmaay
raxmaay naxariis
runtii dabacsanu
rabigu kugu saday
raxmaay
rasmi dhaayaha
rida eegmada
kuula raacaa
kuu riyaaqee
inaad raysliyo
laan rumaanoo
hobeey laydhu ay ruxayso
qurux lagu raray
ama raaliya
raad qabaw tahay
waan rumaysnahay

dunida raaxiyo
rayn rayn ku jiroo
barwaaqo raxmaan
rugtaad ka yeel raxmaay
rasmi dhaayaha
rido eegmada
kula raacaa
kuuu riyaaqee
inaad raysiyo
laan rumaanoo
hobeey laydhu ay ruxayso
qurux lagu raray
ama raaliya
raad qabaw tahay
waan rumaysnahay

Exit mobile version