inbadanbaan riixi lahaa
jacaylka ragaadiyoo
wuxuu raagaba maruun

inuu gudho raadiyo
indhaha ka ridban laha
ka bi'iiraad ban lahaa

halkaa rubadiyo qalbiga
jacaylka ku reebayoo
rifoo raaf baan lahaa

anoo rajo quus ahaa
rafaadka i haystiyo
xogtaan booraan ku riday
midii iga soo ruxdee
jacayl igu raacdaye
halkaa rubadaad ku taalaaye

intaad rucub meel ku taal
rakada sare een dhawayn
ishaad la raaci lahayd
naftaada ka reebo oo
ka diga rogobaan lahaa
quluubtu waxay rabtaan

ha raadine joogbaan lahaa
anoo hiiqdii jacayl
qabaan runta diid lahaa
jacayl qabaan runta diid laha

Exit mobile version