sidaa mayay aroor da,ay
saameeyay togdheeroo
guryo samo hargeysiyo
dhulka saacu wadhan yahay
sareedada wanaagana
rabiba ku saanyaday
quruxdaada suhuureey
saakaba i deeqdee
waxaad tahay sifaha guur
sooyaalka caashaqa
tii ugu saraysee
saamigaygibaa tahay

sool iyo sanaag bari
sagal roob ku jiifsaday
seerma waydo curatiyo
saatirkeen ku saaciday
ingauna sadiyo calaf
inagoo si wada jecel
suhuureey walaaleey
saldhigay nasiibkuye
waxaa tahay sifaha guur
sooyaalka caashaqa
tii ugu saraysee
saamigaygiibaa tahay

Exit mobile version