VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saynab - Lyrics

ma aahnin saakee malaha sahan dambe iyo beri saa kuugu bogaybaa sidaan ugu sabaayee nafta ugu sasabayee sanadku ii dhamaadee ma sugbaad i leeedaha saynabeey ayaamaha mise samirka taag waa sandulaan ku yeelaa inta loo socdaalee sareedada aduunyada dadku sahansigeediyo sad bursiimo raadsado adaan saacii la joogaba ku saadaaliyaaye ma sug baad ileedahay saynabey ayaamaha mise samirka taag waa sandulaan ku yeelaa hadii uu ku saydhshoo intuu siiyay waabay jacaylkii iikaa sudhay sidayaaasha dhiigiyo surimada wadnaha galay halbawlihii ku sara tagay ma sugabaad i leedahay saynabeey ayaamaha mise samirka taagwaa sandulaan ku yeelaa
Queue is empty
-- / --