VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Saynab mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Bk
Saynab

ma aahnin saakee
malaha sahan dambe iyo beri
saa kuugu bogaybaa
sidaan ugu sabaayee
nafta ugu sasabayee
sanadku ii dhamaadee
ma sugbaad i leeedaha
saynabeey ayaamaha
mise samirka taag waa
sandulaan ku yeelaa

inta loo socdaalee
sareedada aduunyada
dadku sahansigeediyo
sad bursiimo raadsado
adaan saacii la joogaba
ku saadaaliyaaye
ma sug baad ileedahay
saynabey ayaamaha
mise samirka taag waa
sandulaan ku yeelaa

hadii uu ku saydhshoo
intuu siiyay waabay
jacaylkii iikaa sudhay
sidayaaasha dhiigiyo
surimada wadnaha galay
halbawlihii ku sara tagay
ma sugabaad i leedahay
saynabeey ayaamaha
mise samirka taagwaa
sandulaan ku yeelaa

codkii Mohamed Bk