anoo torontiyo maraykan
tareen iyo diyaarad raacin
farxiya tikid u goosan
anoo tacadiyin jacaylka
ala tahriib magafana u marin
waxaan ku tashaday
togdheer qadla iyo galgala
taleex laaska iyo gacaydh
tog wajaale ila daalo iyo caramale
dalxiis aroos kugu tuma
talada nolosha iyo jacaylka
ayaa talo ahaan u fiican

Exit mobile version