ala quruxdu waa deeq allee
dadnimo tuu daayinkeed
duc waalid ugu daraay
xayaadeey darajiyo amaan badan
dadku tuu u hobshee
dulqaad lagu tilmaamaay
allow daa waa xilo janee
ubadna sii doora
alloow sii dugsi lagu nastiyo
dagal lagu nagaado
oo laysku doortoo
oo lagu dakeeyo
daa,in haydin siiyo
aamiiiiiiiiiinn

alla dookhu waa midh qudhee
dumar tuu iraacshee
daainkay igu lamaanshaa
xayaadeey daganaan aqon badan
dadaal tuu hogaanshee
danteed lagu ogaadaay
alloow daa waa xilo janee
ubadna sii doora
alloow sii dugsi lagu nastiyo
dagal lagu nagaadoo
oo laysku doorto
oo lagu dakeeyo
daa,in haydin siiyo
aaaaaamiiiiiiiiiiin

Exit mobile version