midabkaaga dhiinkaa
dhereriyo laxaadka
xubnahaaga kala dhiiga
markii aan ku dhaataa
caashaq igu dhamaadaa
wadnaha wadnaha
dhiiga iiga fidiyo
dhaxal aad uleedahee
hoy aad ka dhisatee
faadumoy dhi baatiyo
iga dhowr waxyeeloo
dhabankiisa cashaqu
nacab yuuu ku dhaafsiin
dhaqaniyo asluubeey
dhabanada xareedaay
dhaq dhaqaaqa laafyaha
markii aanku dhaataa
caashaq igu dhamaadaa
wadnaha wadnaha
dhiiga iga fidiyo
dhaxal aad uleedahoo
dartaa kutumataa
faadumoy dhi baatiyo
iga dhowr waxyeeloo
dhabankiisa cashaqu
nacab yuuu ku dhaafsiin
