halis adiga oon galin
hamuun iyo dhibtoon maan
habeen qudha aadan arag
siraasan halaaga waligaa
hog walaal ruuxii qoda
isaga hodmoo ogow
hinaauhu yuu ku hodin
hadaamo tuu kaala dhicin
anigoo kuu heelanbaa
adigu meel kale uheelaneyd
wakhtigu iihiiliyoo
hagaag horey iidulow
haasaawe anigoon galin
hablaha midood aan baran
habeen qudha aanan arag
siraasan halaaga waligaa
hagardaamo ruuxii qoda
isagaa ku hodmee ogow
hinaasuhu yuu kuhodin
hadaamo yuu kaala dhicin
anigoo kuuheelanbaad
adiguu meel kale uheelaneyd
wakhtigu ii hiiliyoo
hagaag horey iidulow

Exit mobile version