meeday nolosheeday meeday
muxubaan uqaadeee meeday
miyirkaa raacee meeday
maalin iyo leyl ladi waaye
naftaa ku mashquushee
maarmi waayee hadhsaN WAAYEE
gobolada dhan umeeroo
mudugiyo ilaa togdheeroo
saaxil iyo ilaa maroodi jeex
sool iyo sanaag soo marayoo
muqdishiyo ilaa jabuutaan
muuqeega ka doonee
meweday aayahaygii meeday
muxubay iga lisee mneeday
miyirkaa raacee meeday
meelkastooo ay kunoioshay
ilaa aan maruun tago
hadhsan maaayee nasan maayee
gobolada dhan ku meeroo
mudugiyo ilaa togdheeroo
saaxil iyo ilaa maroodi jeex
sool iyo sanaag soo marayoo
muqdishiyo ilaa jabuutaan

Exit mobile version