Haween tii mudnaydee
Muxibada kalgacalkiyo
Maankaygu raacaay

Maalmahan warkaagiyo
Muuqaagii mahayee
Ku mee ku mee ku mee
Kaama maarmee ku mee

Marwadii haweenkee
Miyiriyo aqoontiyo
Maamuus u dhalataay

Exit mobile version