1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
maalintaad baxaysee
magaalada ka dhooftaan
muxubo kuu jaleecoo
mirkan lahaa iyo
maankii kuraacee
intaad igala maqan tahay
maseexdo habenkii
waan soo mirka cayaa
meel aan dhaweynbaad
iiga muuqaneysaaa
kalinimadey aaminaysaa
marwadaan jeclaayee
kala maarmi maynee
maruun hawo kusoo noqo