qaalidii haweenkee qurux loo dhameeyaay
qayrkeed u rooneey
ubax qaaya badaniyo midab qaarba noocyahay
dhacalada is qariyaan sharaf lagu qorsheeyaa
qalbigayga surantohoo quluubtaa ku tabaysoo
waan kugu qarwaayaa nadiir hooyadiisaay
naftii aad qancisaa kuu qashuucsan tufaaxeey
kaa quusan karaynee
jacayl wuxuu tis qaadaa ama qiima leeyahay
marka laba qadariyaan isla qabtaan hareera

Exit mobile version