aduunyada aadmigaa nool
adaan kaala soo baxooo
ifka kuu jeclohoo
kali kaa ishaartoo
kugu oomanahee
afka kugu hadaaqoo
indhahaa kaliga
ilin joojin waayee
nuurkii indhaha
ileyskii qalbiga
tufaax adiga weeyee
aniguna la aantaa
ladi waayey jiifkoo
aroor iyo habeen ba
\adaan kugu fikiraa
ifka intaan kunoolahay
ogow adiga mooyee
ruux kale aqoon
lama yeelanooo
nafta ku aamintee
afku hadalka soo jiid
joojin waa amaantee
indhuhu kaama jeestaan
ayaan taan ku arkay
ayaa layga raacey
aniguna la aantaa
ladi waayey jiifkoo
aroor iyo habeenbaa
adaan kugu fikirayaa

Exit mobile version