Garashadiyo garaad
Kii wacnaa gogol
Dhigiyo sheekada

Gardadiskiyo hasawihii
Hadaad garsho ledahay

Haad maad garan wacad
Kii gaarka igamaad lurten

Gocoshiyo xanuun iyo
God gudcur igamad
Tagteen

Guurkaad ugogol xaaran
Go'aankiisa aad gaadhay
Qoyskaaguna kugu gar-
Daadsheen

Gooni baxay aniguye
Gartaydiyo waxan goc-
Anayaa guulaan garg-
Aar iyo garab aan ka
Sugayaa

Gabar yahay adiguna
Guri barwaaqo iyo guul
Ana gafkii la iigeestay
Laygu ganay sidii gam-
Uun

Adiguna garaad laay
Garan maayo aniguye

Go'aanka aad xiratiyo
Gabal gabal gogosha
Aad dhigatee

Guurkaad ugogol xaaran
Go'aankiisa aad gaadhay
Qoyskaaguna kugu gar-
Daadsheen

Gooni baxay aniguye
Gartaydiyo waxan goc-
Anayaa guulaan garg-
Aar iyo garab aan ka
Sugayaa

Exit mobile version