daniyee jacaylkeena waa guulaystayee xarigii
gudnaana waa soo goostayee
godkaa soo galayee kuu gacan galayee
guurkaa hadii doorkiis la gaaray
guri aabad galaysid ani lee iila galee
geedigii horaad waa soo gudbayee
gunaha soo diyee gurigii sii gogolee

Exit mobile version