shacni qurux la sheegoo sida shinbirka daa uus
la sheeg sheego bilicdooy shankaroon adigaa
shan farood lagu sheegaaye
xidigtii shahuuraa shamsadii arooryaa
bishoo shan dhaladoo shansana ayaad tehee
shafeecadii naftaydaay jacaylkeenii shaac baxay
hadaad shamacii u shiday u shubay ana shini malabke
sida wabi shabeeloo beeraha waraabshoo
badihiisuna shinbiyuhu ay ku soo shiraanaa
shabahaasaa leedahayee
