VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mudug mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Kabanle
Mudug

Dumar ugu fil rooneey
Naftaydaa ku damacdoo
Dookhaa ku raacee

Sidaa tahay darmaan faras
Dooxa caws la joogtoo
Xanaan loogu daw galay

Deegaanta roobkiyo
Naqa iyo dareemada
Duladaabanay heesaha

Ayaad dahab la moodyee
Ayaad dahab la moodyee
Dumar qaayo dheer tahay

Waxa daawey noqon laa
Adigoo dushii mudug
Waxa daawey noqon laa
Adigoo dushii mudug
Deexiyo aduun iyo
Dalsan ciidii loo bogay
Deexiyo aduun iyo
Dalsan ciidii loo bogay
Dadab igula gala oo
Soo dabaala caashaqa
Soo dabaala caashaqa

Gunta lama daboolee
Adigaa dubnaha iyo
Qalbigaba ku daabacan

Inta dunida joogtiyo
Hablaha dalkeenaan
Kaa doortay adigee

Qurux waxaad la daw tahay
Daa,uus ka muuqiyo
Daawashada ku wacane

Aan danteena eegnee
Aan danteena eegnee
Dunta ma isku xidhanaa

Waxa daawey noqon laa
Adigoo dushii mudug
Waxa daawey noqon laa
Adigoo dushii mudug
Deexiyo aduun iyo
Dalsan ciidii loo bogay
Deexiyo aduun iyo
Dalsan ciidii loo bogay
Dadab igula gala oo
Soo dabaala caashaqa
Soo dabaala caashaqa

codkii Mohamed Kabanle