Dayax soo iftiimayoo
Dadku wada daraandaray
Ishu doogsanaysaad
Sanaysaad la daw tahay
La daawadaa tahay

Daafaha kismaayiyo
Wabiyadan durdurayoo
Dooga rayskiyo qariyoo
Goob wayn dusheediyo
U dalxiis macaanaa

Muqdishoo/aa dacaladeediyo
Daarihii wacanaa
Degmadii jacaylkeena
Nabad lagu dakeeyoo
Daganeey/Maxamadow ku dalxiis haboona

Ubax soo baxaad tahay
Dadku wada sugaayee
Dhalaalkiisu doog yahay
Maxamed dahab nuurayaad tahay

Jigjiga dacaladeediyo
Barta lagu damaashaado
Dugsi badan hargaysa
Shinbiruhu dawaafaan
Ku dalxiis macaanaa

Exit mobile version