dadka qaarbaa daalin sida oo
isku diridana u durmaan tuma
oo dayntood tahay

lamaanihii ois doortaba
dabinbay u dhigayaan
dacarbay u qooshaan

waa digniine ka daaya daaya
dawo ma lahee ka daaya
dulmi weeyee ka daaya
ha is dugsadaane ka daaya
dabka kuwa shida duufaanada sida
dubahana sita yay ku dagani
ka digtoonow ka digtoonow

DAA'IMKAY siduu yidhi
dulmiyo xumaataba
waa laga ducaysytaa

Exit mobile version