Saxarlaay sideedaba
Suntii caashaqaagii
Way igu sii siyaaday
Siyaaday waygu sii
Siyaadee X2

Sidig baad ku tahay
Kali sida yaasha
Dhiigiyo sambabadiyo
Beerkana adigaa
Saldhigay qalbiga
Sahan saday X2

Inta suurad wacan
Baad usidataa hablaha
Susumayaad usidataa
Somali wayn baad
Usidataa dhaqankiyo
Asluubtaad usidataa
Waad ka soocan taho
Waad usidataa qurux
Baad usidataa waad
Ka sidataa X2

Samiiraay suleekhaay
Siraad kaygii noloshay
Sowjadaydii mad noqon
X2

Sanadkan is baraniyo
Saacadaynu jognaba
Sawir kaga oo qudha
Ku sabaa naftoo ku
Seexshaa alaylkii
Ku sabaa naftoo ku
Seexshaa alaylkii
X2

Inta suurad wacan
Baad usidataa hablaha
Susumayaad usidataa
Somali wayn baad
Usidataa dhaqankiyo
Asluubtaad usidataa
Waad ka soocan taho
Waad usidataa qurux
Baad usidataa waad
Ka sidataa X2

Exit mobile version