an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2

anigoo daganoo dumar daneehaynine kuula soo duubtee darin jaceel iidhigtee x2

anaa deg dagee maxaan dareenaayee x2

an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2

darbi oo dumidiis daah laheenaan dushay oo lasoo doontee dakhar anaas igu dhacee x2

anaa isdilee maxaan dareenaayee x2

an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2

doontii saarneenoo kugu dugaashtay adaa iiga soo dagtee dibad isoo daayacdee x2

wax kuu duugnaa an maa dareenaayee x2

an maa damac dheeridaa dareenayee inaad idulmaysid maa dareenaayee x2

Exit mobile version