VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo mar meeshii - Lyrics

lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye meel aad ogeenaas kaa mudaa micidiisa jaceel kaanee malab waayoo macaan marna waa mushkilee mana tagee moolaas iigu ridee anaas mool iigu ridee mudo dheer ku max ruugee iimaciin kuu murgee soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay miyirkay qaaadayee maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa marti qaadkii kalgaceel mataano manaal u eheen ma macee an mad luumee adigaan madaxaa meer meersaday iiga maqneed ma ahee waaye ma ahee iid waaye kumur maaye marwadii aan arkaayee kuu murgee soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye marliga imooraystee mudaawaad kiisa adlee waaye mira geed iga fuuloo u macluulaa tahayee oon maagee wan ku maqsudaayee waxan ku maq suudaayee midigtoo ila joogtee adiga kuu murgee soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa
Queue is empty
-- / --