VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Soo mar meeshii mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Macow
Soo mar meeshii

lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa

soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee

maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye

meel aad ogeenaas kaa mudaa micidiisa jaceel
kaanee

malab waayoo macaan marna waa mushkilee mana tagee

moolaas iigu ridee anaas mool iigu ridee mudo dheer ku max ruugee iimaciin kuu murgee

soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay miyirkay qaaadayee

maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye

lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa

marti qaadkii kalgaceel mataano manaal u eheen ma macee

an mad luumee adigaan madaxaa meer meersaday iiga maqneed ma ahee waaye ma ahee iid waaye kumur maaye marwadii aan arkaayee kuu murgee

soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee

maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye

marliga imooraystee mudaawaad kiisa adlee waaye
mira geed iga fuuloo u macluulaa tahayee oon maagee wan ku maqsudaayee waxan ku maq suudaayee midigtoo ila joogtee adiga kuu murgee

soomar meeshii kaama maarme miyirkay miyirkay qaadayee mira miyirkay qaaadayee

maalinba maad horlehee anaas maskaxdayda mashquuliyay kuu murgee soomar meeshii kaama maar mee miyirkay miyirkay qaadaye

lala lalaa lalaa lala lalaa lalaa

codkii Mohamed Macow