Sawirkaan waan kasaarayee
Sadrigay Sirtaa waa helayee
An ha’igu sugnaaninee
Sidii salad ahaanee
Sory suuqaga ka dheelee

Anaa kaa sabrinee
salaantaada rabaayee
Ila soco sidii hore

Salaantaada ma rabee
Saantaada iga reebee
Ha isuginee sidi horee

Sedexoole maa ku soo saabiyee
Sidee kaa noqotayee
Sanayaan samaantiiyoo
Saxriir umarnayee
Seedi maa kuu sumaayay

Anaa kaa sabrinee
salaantaada rabaayee
Ila soco sidii hore

Salaantaada ma rabee
Saantaada iga reebee
Ha isuginee sidi horee

??

Anaa kaa sabrinee
salaantaada rabaayee
Ila soco sidii hore

Salaantaada ma rabee
Saantaada iga reebee
Ha isuginee sidi hore

Exit mobile version