Degtiyo aa daruurtiyo
Aan jacaylkaan baaba,ay
La sii balamayo
Kolay badh ifur naagood
Ragu kama baxsanayoo
Kama bixin juwayjii

Jacayl waa bukaan
Aad u baaha oo
Baladu dhigee
Mar ku beer miyaa
La is banbaaniyaa
Jahanamo gal weeyaan

Looma babac dhigee
Dhiri iyo wanaag
Looma babac dhigee
Dhiri iyo wanaag
Dhinacaa baxshoo
Dabo barashadeed
Dhinacaa baxshoo
Dabo barashadeed

Ma adaa dhididay
Hadan baadiyiyoo
Gayahaba ahaan
Daraad la,oon

Birmagayda iyo
Biyo diid lahayd
Soo baraarugiyo

Adigoo banaan
Baadiyoo xareed
Been sheegi laa
Goban lama koree
Xiliguu buuxaan
Meel kaaga baqoo

Daw soo jiriyo boqolaa jiree
Daw soo jiriyo boqolaa jiree
Hadimay naftoo
Geliga iska wadhan
Hadimay naftoo
Geliga iska wadhan

Ma adaa i biday
Hadaan baadi iyo
Baryohaba ahaan
Nin garaad la,oo

Birmagayda iyo
Biyo diid lahayd
Soo baraarugiyo

Bandhada jacayl
Ma badhayninoo
Waa taan badhee
Anoo bayr lahayn
Bili jaawalay
Talo soo baxdoo

Anaa kuu bogay
Bi,i waa kalgacal
Anaa kuu bogay
Bi,i waa kalgacal
Haduu baaba,oo
Boodii la qabee

Ma adaa i biday
Hadaan baadi iyo
Baryohaba ahaan
Nin garaad la,oo

Birmagayda iyo
Biyo diid lahayd
Soo baraarugiyo

Exit mobile version