Aniguna gumaan gabin aadna iima gooynine *2
Hadii guri aad leedahay oo lagula aqal galay –
geel iyo gamaan faras ayaa kugu galbinayaa
waxaa golaha la keenaa arin aad gorfeysayuu aan gocasho reebeyn
Hadii guri aad leedahay oo lagula aqal galay –
geel iyo gamaan faras ayaa kugu galbinayaa
gafna maad sameynine calaf halkaa galay halkaad galabtaalee
ubad koo gargaaraan arooskaaga geeyoo duca aan gaboobeyn ayan kugu galbinayaa
Doqonbaan kala garan gu’ iyo deyr ————————

Exit mobile version