haween usamir amaa ka samir
sidaa waxay ku dhaamaan
loomabaa samaynin
aduunbaa sahwiyayoo
doonayay sidaa wacan
inay igula socotee
haween wey kasimanyiin
cadhada iyo saakiyo
saha iyo wareerkee
hadaad sare uqaadiyo
haday silic kunolayihiin
labadaba kafaniyeen
soojiray aqoonloo
soomaray dhukdheero
siduu sheegay waayeel
adigoo usamaafalay
uwadaa sida uroon
ogsoon dantiiniyoo

Exit mobile version