adaa kaa waaariyoo
idileeey
adigiyoo wanaagagana
weli la joogaaa
ninkii ilaha biyaha leh
oomaanay araaag
isagoo ildaranee
diidmaa ku maranee
afku aanu galin weli
eegamda indhuhu
aragtida adkeeyee
wey ooyileeeey
ula kacay nafteydee
ifka aadigaa heli
ogolaadeybaa ahaa
adigunaa iweynee kalgacalka
ood dhaa masaartoo
weliba u adkeyseee
adaa kaa ibtilo idleey
anigiyo wanaagaga idileey
inamaan dumarlaaa
iyadii ragooooo
ma aduu fildanaa
afarmiyihii garanla aa
ooryooy arimiyoo aduun
umagedi aakhira kaa badan
inagoo loodan baa ogoo

Exit mobile version