ifkaa inan rag uunbaa
dhibta loo abuuree
udubada axyeeladu
waa ehelediisee
iin intii u yeeshana
waa aduunyada liide
sidaan ahay ninkii ogi
meel istaagi maaye
malaa amar ilaahay
nina oolin maayee
uunku haysku eegaa
indho loo sameeye
uur wuxuu jeclaystaa
afka lagaga heesaa
ibtiladu waxay tahay
markii lagu ogaade
aadam iyo xaawa
waa loo ogaaye
uguba maahee waa
xaal abid soo taxnaaaye
ana taan asteystaa
dumar iga noqotayo
hawl u anba qaade

Exit mobile version