Magool
Maxad aniga igu ulan
Axdigeeni aan fury
Saw ma umal wareegsamin

Maxamed
Haduu ay ku kala lumo
Geela irdaha hawd
Looga ururiyaa
Arinkeen dhamadiyo
Marku joogy idilkii
Maxa keeny odygii

Magool
Ilimaha kal gaclikiyo
Oonka saw kulama qabo
Saw dartaa ugama iman
Kuwa ii arimin jiry

Maxamed
Hayee taa ilaw
Hadaan ery gaf kugu idhi
Laba uursi wada jecel
Ifka kumaan hungooban

Magool

Hay odhanin
hyga saarin eed
Waa ody ka sheekee
Arinteeenu caaweee

Maxamed

Way iman ayoon kaloo
Ifka intaan ku noolnay
La inoo aroosee

Magool
Sidaad aniga i tahy
Kali labi aduun kee

Maxamed
Aniguba asaagaa
Kali kaa astystee

Magool
Ku ildoog sanayiyoo
Wada isha allle

Maxamed
Aa inad ooridy noqon
Aaminta kula idhi

Exit mobile version