Sawtaan Ahaan jiray
Dooob saraara Wayna
Sange Faras ka xoog weyn
Sida Cawsha neefsada

Soo Qaban Waxa Carara
Sunayaal Biciidley
2X Sabar Geenyo Ugubleey

Sidan ku arka wali
Sasaba naftaydoo
Sugayaa Wali Wanaagii

Saqda Dhexe Habeeenkii
Sida Xoolo Guul wado
Naftu way Sawaxantaa
……****..wuu calaaliyye ……***….

Sidan ku arka wali
Sasaba naftaydoo
Sugayaa Wali Wanaagii

Sawtaan Ahaan jiray
Dooob saraara Wayna
Sange Faras ka xoog weyn
Sida Cawsha neefsada

Soo Qaban Waxa Carara
Sunayaal Biciidley
2X Sabar Geenyo Ugubleey

Lyrics by Ridwaan Yare

Exit mobile version