waa la ii adimay
axadii sidaan
kuu eegayee

arageeda taan
ku ildoogsadaay
ma ilowsantahay
axdigaad martiyo
meeshaad i tidhi
waan imanayaa

eedaanka diigo
oogsaday salaadiyo
waago iftiimaan
kaliday inaan ahay
ashqaraarka saaroon
adimada cuskadayoon
aa laba eeftay caawe

Exit mobile version