VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waayeel Dadow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mohamed Mooge
Waayeel Dadow

walaac anigoo ku seexday
maxaan walbahaar la tosay
wareer anigoo la liita
maxan wel wel jiifi waayey
maxaan sida weer cadhaysan
saqda dhexe gaaf wareegay
intuu waqal ii hilaacay
maxaan kula rooray weelka
ubaydhay wadiiqo leexsan
wakhtiga i tilmaami waayey
jacaylku muxuu i wiiqay
muxuu wadnahayga shiiley
maxaan shinbiraha waraystay
udhiibay waraaq daboolan
hadyad wacdigay iga qaaday
cid weeye tidhaahda waay
wayeel dadow inaan waalanahay
duni wiirsatoo waligeed
dhintoo wacadkiyo xadhkihi
waydaarataan waytaynayaa
wadacee maxaan ilaashay
waraabe kasoo kaxeeyey
sac wayda maxan udhanshay
walwal ugu soo arooray
halkiisa kusoo waraabshay
maxaan wali soo kaxeeyey
wadaado maxaan uyeedhay
uloogay wankayga fiican
waxayeelo halkay utaalo
nafayda maxaan ka waabshay
walaalkay nimaan uhastay
muxuu wado iifadhiistay
qofaan whehlkayga mooday
ka qayb galay weerarkayga
ruuxaan la wadaaga oonta
ku wiirsaday dhiiladaydaa
maxaan dacdaraha aduunka
usoo jirey waayaheeda
warkeeda la il dhameeyay
maxaa waran layla doonay
habeenimo layla waayey
basiib kaga waaariisatay
maxaa dabin lay wareejay
wadkayga lay ii shirqoolay
maxaa dacar lay walaaqay
waabayo ku caafimaaday
maxaa wabiyaal is jiidhay
dhexdooda ka waab samaysatay
maxaa wacad layla qaatay
rumaystay walaahi beena
wanaag anigoo sameeyay
maxay wadhi ii danbaysay

codkii Mohamed Mooge