allow adaa i abuurayoo
anigoon jirin i ahaysiiyoo
adimadeyda idil qurxiyee
iga dhigay islaameee
adigaa iga mudan amaano idil
boqorkii aduunkiyo aakhiro
afkaygaa amaantaada mooyee
erey kaleba diidee diidayoo
allow adaa iinaxariistoo
aduunyadana igu irsaaqoo
ifka intaan ku noolahayna
adigaan ku adeecayaaa
adigaa mudan amaanoo idil
boqorkii aduunkiyo aakhiro
afkaygaa amaantaa mooyee
erey kaleba diidoo
erey kaleb diidee

Exit mobile version