dayaxii naftaydaay
dunida usoo dalacdaay
idoondoonaysaye
dareemi waayee
danahaagii daysoo
dartaydii ilowdoo
waad igu daashoo
dibaad u noqotee
dambibaan kaa galayoo
nafsigaa itaax dhigayoo
xagaagaan usoo dumayoo
ku ilowsiiyo diiftee
is ilowsiino diiftee
daruur igu da aysoo
dabeysheed udgoontahoo
idaydayaysee damaaci waayee
danahaagii daysoo
dartay u ilowdee
waad igu daashoo
dibaad unoqotee
dambibaan kaa galayoo
nafsigaa itaax dagayoo
xagaagaan usoo dumayee
ku ilowsiiyo diiftee
is ilowsiino diiftee

Exit mobile version