adigoo dadaaalaayoo
diinta gaarsiinayaa
dabka celinayaaa
lagugu diidayee
daain noo berisayoo
ilmadu kaa dareertayoo
cagihiina ku dildilaacayoo
anaga daraadeene
anaga daraadeene
kii ladaahirayoow scw
daainkay doortayoo scw
nabigaan difaacayaa
intaan dunida baaqi ku ahay
dayaif dacwadaa usheegtayo
kula dagaalameenoo
dhigaaga daadiyeenoo
halaagna udiidayee
daain noo berisayoo
ilmadu kaa dareertayoo
cagihiina ku dildilaacayoo
anaga daraadeene
anaga daraadeene
kii ladaahirayoow scw
daainkay doortayoo scw
nabigaan difaacayaa
intaan dunida baaqi ku ahay

Exit mobile version