Sida ubax mareeroo
Ama roob mahiigaan
Oo meel ku hooraad
Miskiyay lajaad tahoo
X2

Muxibadaad igalisaa
Adoo soo mushaaxoo
Muuqagu wacan yahay
Oo meel san joogaa
Mowlahay nakulan
Siiiyay x2

Sida malab udgoon
Lahoo macaan tiisa
Gaarka ah loo muu-
Sanaaboo adaan
Kaa maqsuudee x2

Qurux loo maseeroo
Ragu uu ku miirsado
Adigaa ku maalee ana
Kaama maar mee mo-
Wlahay nakulansii x2

Sidaad tahay mataan
Kay anigaan kumogayn
Mowjadii jacaylkaa
Maal mahaan isidatee
X2

Mudantii haween kaay
Marwadii wacnaydee
Magac iyo ilwaad lama
Moodi karayee mow
Lahay na kulansii x2

Exit mobile version