jacaylkii ku saanyadaayee sanca aad u waydaa
bal inaad wax saacidaad hesho waa sad caashaq
misna kaama siistee
wuu kula socdaayoo ka saban saban buu
sidii kugu ahaadaa ood ka seexan waydaa
jacaylkii ku sahansadaayee sabi nimada kugu helaa
saablayda hoosiyo sanbabada dhexdoodiyo
wadnuhuu ku soofaa

Exit mobile version