uugubtii hablaha iyo
udgoontaan jeclaayey
shugriyeey ilwad quruxeey
adigaan aduunkiyo adamaha
dhamaantood kali kaa ishaartoo
kaa eegtay inan yahay
arlo ruub ku helay iyo
ilo wada xareeda
lagu oon baxaaya
iga dhigan tahay
anigee adigana iskay sii
macaano iskay sii
indhuhu waxay jaliicaan
afkuna amaanaa ifka
ruuxu jecelyee jecelyee
ma ogtahay aqoontuna
araga kama horaysee
isirkaad ka dhalataa
idil kood ideeqee

Exit mobile version