Raaxada aduunyadu
Ani wayga raagtoo
Rafaadban ku noolahay
2x
Dadku ima rumaystaan
Raran aan i haynbaan
Cagacayga ka rogayaaa
Roob aan da'ayn ban
Cirka aan ka raadshaa
Dadka qaar imaanban
Sacabada uruxayaaa
Waxan layla rabinban
Hadba daba rucleeyaa
Sida ruux digtoon
Rugadii go'doon
Garab saranban
Reeryaysanaayee
Ray badan aduunyooy
Ina raama badanleey
Laba ruux walaalaa
Hadba kii siiqa roon
Maxadu daba ruclaysa
Hadba rundo iyo reer
Dibna ugu garaacdaa
Dhankalana u togataa
Hoga ugu aastaa
Naxdin ugu rashaysaa
Raciif mawgu reebtaa

Hadal iyo runtii
Ama soo ruclee
Ama iga rogoo
Iska raali noqoo
Rafi iigu sheeg
2x
Ruqiyey walaleey
Rati buuba oo raran
2x
Hadii aan rag kuka wadin
Geelu ridaye ma ogtahay
2x

Exit mobile version