Yartu dhaqan mac-
Aanaa dhugashada
Ku wacanaa dheeh-
Eedu bilanaa isu dhiib-
Ay inantuye ma dhal
Owliyaad baa x2

Inuu dhaxal yahay
Inuu dhiigayga raacay
Oo aan dhoohanahay
Jacaylku idhiirinaayo
Inaan kuu dhan taal-
Nahay x2

Hadaan dhab dhab
Ku siin lahaa jacayl
Dhagaa isiin lahayd
Dhun kashadaa
La iga celin lahayn
Dhab dhab dhaxan
Taa idayn lahayd x2

Yartu dhalaal udgoo-
Naa dhex yaraa astur-
Anaa dhedigeedu wac-
Anaa is dhex qaadnay
Inantuye ma dhashii
Qureesh baa x2

Inuu dhamac yahay
Inuu dhuuxayga shii-
Lay oo aan dhohanay
Jacaylku idheerinayo
Macaan kuu dhiba-
Nahay x2

Hadaan dhab dhab
Ku siin lahaa jacayl
Dhagaa isiin lahayd
Dhun kashadaa
La iga celin lahayn
Dhab dhab dhaxan
Taa idayn lahayd x2

Exit mobile version